Maxaa lagu daahfuray Munaasabada uu xalay Cali Guudlaawe ku qabtay Jowhar? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa Magaalada Jowhar ka daah-furay Macadka Tababarada Shaqaalaha Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha oo ka hadlay furitaanka Munaasabada ayaa sheegay in machadku yahay xarun ku takhasustay dhisidda kartida shaqaalaha, cilmi-baaris, talo bixin, qiimeyn iyo lasocod, naqshadayn iyo hirgelinta tabo xal loogu raadinayo caqabadaha maamulka iyo maareynta dowliga ah ee … Continue reading Maxaa lagu daahfuray Munaasabada uu xalay Cali Guudlaawe ku qabtay Jowhar? (Sawirro)